geeraar amaan dumar oo macaan

14673

geeraar amaan dumar oo macaan, geeraar amaan ah.

Haddii dumar asluubiyo
Dabci fiican leeyahay
Dulqaad tii u dhalataay

Dadnimadiyo sharafta
duco waalidkeyd
Tii loogu daraay

Daacadnimo waxaa hela
Danahooda taam noqon
Duulkii Illaah iyo
Diintiisa caabuda

Dariiqii rasuulkana
Aan dacalka dhaafine

Waxaa ugu danleeyhay
Waa maalmo duniduye
Dumar taan ka doortaay
Ila garo danteenoo
Dowga toosawan ii raac

Geeraar Dooq iyo Geeraar Jaceyl