Monday, October 3, 2022
Home geeraar jaceyl

geeraar jaceyl

geeraar jaceyl – geeraar amaan dumar oo macaan – geeraar caashaq – geeraar amaan ah

Geeraar Amaan Raxmo

Geeraar Amaan Raxmo

0
Geeraar Amaan Raxmo. Gabdhihii Ambiyadiyo ka sokoow asxaabtii Raxmooy adiga oo kale Ifka hooyo mey dhalin uur laguma soo sidin lamma soo abaabibnin Aabba muu gardaadinin ragna Arad ummey noqon timmaheeda muu arag araxdeeda...
geeraar jaceyl

Geeraar Jaceyl

0
Waxaad halkaan kaga bogan kartaa geeraar jaceyl oo soo jiidasho leh, geeraar macaan geeraar jaceyl 1. Xumaan iyo nabsi ruux xambaarsaday xashaash ku noolaan maayo, xaqdaro nin ku dhaqmaayo xakinkaa arkaayo xaqiiqdii guul...
geeraar amaan

Geeraar amaan iyo salaan isla socoto ah

0
Geeraar amaan iyo salaan isla socoto ah. Baaxad dhaaf salaaniyo bur jacayl malaboo bogga iyo laabtiyo Sambabada i buuxshoo Badan oo balaaran u buseelay iha hoo. Bilaw weeyee iga qaad Waa bishaaree...
geeraar jaceyl

Geeraar Dooq iyo Geeraar Jaceyl

0
Geeraar Dooq iyo Geeraar Jaceyl. Dooqiyo jaceylkuba Dadka wey wadaagaan Damac iyo xishoodna Dumar lagama waayo Diintiyo qur’aankuna Culimadu ma deyso Anna doonistaadii Kama daallin inanyahay Inaan kuu dandaranahay Adba waad dareentaye Maad ila dadaashid? Cowsha...
GEERAAR AMAAN AH, Geeraar amaan Dumar

geeraar amaan dumar oo macaan

0
geeraar amaan dumar oo macaan, geeraar amaan ah. Haddii dumar asluubiyo Dabci fiican leeyahay Dulqaad tii u dhalataay Dadnimadiyo sharafta duco waalidkeyd Tii loogu daraay Daacadnimo waxaa hela Danahooda taam noqon Duulkii Illaah...
error: